Daawo: Balanqaadkii Madaxwayne Biixi Ee Cadaalada & Saraynta Sharciga Oo Beenoowday + Abwaan Abees Oo Dhibane u Ah Sharcigii

Hargaisa:(Marsanews) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wakhtigii uu ololaha ku jiray balan qaaday hadii ay shacabku codka siiyaan in uu waxka qaban doono arimaha Cadaaladda, isagoo xusay in gaar ahaan meelaha ay kasoo bilaabanto oo ah Booliska iyo Saldhigyada uu diirada saari doono.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa