War murtiyeed ay soo saareen isbahaysiga ururada mucaaridka ah ee Somaliya ee lagu magacaabo Madasha Xisbiyada Qaran ayaa dhaliil xoogan usoo jeediyay Hay’adda sirdoonka Somaliya ee NISA iyagoo sheegay in warka ay soo saareen ee ahaa in shisheeye ka dambeeyay qaraxa Ex-Control uu yahay mid aan waxba ka jirin.

Halkan ka akhriso war saxaafadeedka oo dhamays tiran