Hargeisa:(Tukeraq) Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Md, Saleebaan Cali Koore oo ka qaybgalay munaasibad lagu daah-furayay majalad cusub, ayaa halkaa hadalo uu ka jeediyay kula dardaarmay shacbiga reer somaliland, gaar ahaan warbaahinta, isagoo sidoo kalena ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo waliba dimuquraadiyada ay somaliland qaadatay.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa