Hargeisa:(Tukeraq) Mujaahid, Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo warfidiyeenka u waramayay ayaa ka hadlay sooyaalkii halgan ee dibu xoraynta dalka loo soo maray iyo nabaradii ay ciidamadii cadawgu badan shacbigan haatana villo somaliya wali dariiqii afwayne bare ay hayso islamarkaana shacbiga reer somaliland diyaar u yihiin cidii wal ee ku soo xadgudubta.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa