Hargeisa:(Tukeraq) Wasiir ka tirsan xukuumada madaxwayne biixi iyo jananka ciidamada bilayska oo kulan wada jira la yeeshay warfidiyeenka dalka ayaa ka hadlay inay jiraan wariyayaal iyo telifishano u shaqeeya cadawga dalka oo liiskooda la hayo balse aan lagu degdegayn.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa