Hargeisa:(Tukeraq) Wasiirka wasaarada arimaha gudaha jamuuriyada somaliland Md, Maxamed Kaahin Axmed oo warfidiyeenka u waramayay ayaa sheegay inaanay guud ahaan ba jirin wax khilaafa oo labada dawladood u dhaxeeya, balse sheegay markabka xadhiga jiidayaa inuu jiro laakiin aanu ahayn mid somaliland ku socda.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa