Daawo: Raaligalinta Madhalayska Ah Ee Farmaajo Maaha Mid Reer Somaliland Ay Dhag Jalaq u...

Hargeisa:(Tukeraq) Shacbiwaynaha reer somaliland waxa ay guud ahaan mabsuud ku yihiin helista xoriyada madaxbanaanidoodii ay dib ugala soo noqdeen waxii laysku odhan...
video

Xiddigii Kubadda Kolayga Kobe Bryant Oo Geeriyooday

Kobe Bryant oo ka mid ah ciyaaryahanadii ugu caansanaa ciyaartoyga Kubadda Kolayga ayaa ku dhintay Axaddii shalay shil helikobtar meel u...

Daawo: Xukuumada Oo Sheegtay In Aanu Jirin Wax Khilaaf Ah Oo Soo...

Hargeisa:(Tukeraq) Wasiirka wasaarada arimaha gudaha jamuuriyada somaliland Md, Maxamed Kaahin Axmed oo warfidiyeenka u waramayay ayaa sheegay inaanay guud ahaan ba jirin...

Daawo: Muj, Boobe Oo Sheegay In Aanay Jirin Wax Wada-hadal La Yidhaa' Reer S/land...

Hargeisa:(Tukeraq) Mujaahid, Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo warfidiyeenka u waramayay ayaa ka hadlay sooyaalkii halgan ee dibu xoraynta dalka loo soo maray...

Ciidanka Qaranka Ee Fadhiisinkoodu Yahay Tukaraq Ayaa Hawlgalo Ka Fuliyay Deegaanka Bari Ugu Xiga...

 Hargeisa:(Tukeraq) Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Ku Sugan TUKARAQ Ayaa Hawl Galo Saacado Qaatay Ka Fuliyey Deegaanka Bari ka Xiga Gobolka SOOL Ee...

Daawo: Xukuumada Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Hayso Liiska Wariyayaasha Iyo Telifishanada S/land Ee...

Hargeisa:(Tukeraq) Wasiir ka tirsan xukuumada madaxwayne biixi iyo jananka ciidamada bilayska oo kulan wada jira la yeeshay warfidiyeenka dalka ayaa ka hadlay...

Xaqii Iyo Xuquuqdii Muwaadinku Waxay Dhibane u Tahay Sadex Xisbi Oo Aan Tudhaale Lahayn

Hargeisa:(Tukeraq) Somaliland oo mudo badan isku soo maamuli jirtay nidaamkii axdi-qarameedka waxna ku dooran jirtay shir beeleed, ayaa 2001-dii qaadatay habka nidaamka...

Daawo: Wasiir Koore' Maaha In Aad Cod-baahiye u Noqotid Cadawga Somaliland

Hargeisa:(Tukeraq) Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Md, Saleebaan Cali Koore oo ka qaybgalay munaasibad lagu daah-furayay majalad cusub, ayaa halkaa hadalo...

Dagaalka Afka Ee Dabinada Muqdisho Iyo Digtoonaanta Shacbiga S/land

Hargeisa:(Tukeraq) Dibu ula soo noqoshada xoriyada madax-banaanida somaliland waa mid dhiig badan loo daadiyay, geesiyaal naftood hurayaal ahina ay u sadqeeyeen nafahoogii,...

Somaliya Oo Noqotay Dalkii Aduunka Ugu Musuq-maasuqa Badnaa 2019-kii

Hargeisa:(Tukeraq) Transparency International, oo soo saartay warbixint sanadeedkedii ay ku qiimayn jirtay dalalka aduunka ugu musuqa badan ayaa warbixinteedii sanadka 2019-ka, ku...

Latest news