Dawlada Kenya Oo War-murtiyeed Ay Soo Saartay ku Sheegtay Inay Qabqabatay Kooxo Argagixiso Ah...

Hargaisa:(Tukeraq) Dawlada wadanka kenya ayaa war-murtiyeed ay soo saartay kaga hadashay, kooxo ka mida kuwa mayalka adag ee argagixisada ah oo ay...

“Meel Inoo Nooli Ma Jirto, Meel Walba Dab Ayaa Inagaga Qiiqaya” – Gudoomiyaha Guurtida

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku dhawaaqay in xaalada dalku ay ka sii dartay isla markaana ay jiraan...

Madaxweyne Muuse Biixi oo kala Diraya Golayaasha Deegaanka ee Dalka oo Dhan

Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhay dad ku dhow madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegaya in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi...

Qaar Ka Mida Wadamada Bariga Dhexe Oo Soo Codsaday Dhoofka Xoolaha Somaliland Iyo ...

Hargaisa:(Tukeraq) Sida ay noo xaqiijiyeen ilo xogogaal ahi waxa xoolaha somaliland soo codsaday in loo dhoofiyo wadanka Iran oo la sheegay inay...

R/W Ku Xigeenka Soomaaliya Oo ka Been Sheegay Fasaxa Xoolaha Somaliland ee Sucuudiga Iyo...

War jiritaankiisa aanu sal iyo raad toona lahayn oo la sheegay inuu ka soo baxay Villa Somalia ayaa baraha bulshada uu...
video

Barnaamijka Shaqo Qaran oo si Rasmi ah u Bilaabmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si rasmi ah u furay barnaamijka Shaqo Qaran. Barnaamijkan oo tababaraya 1500 oo...

Madaxweyne Muuse Biixi oo ku Gacan Saydhay in uu Farmaajo yimaado Hargeysa

Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhay madaxtooyada Somaliland ayaa sheegaya in Ra'iisal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed uu khadka...

SADEXDII WASIIR EE XAMAR ISKA DHIIBAY OO LA SHEEGAY TAGISTOODA INAY SABAB U AHAYD...

Warar xogogaala ayaa sheegaya in sadexdii wasiir ee maalmo ka hor u goostay dhankaa muqdisho ay ahaayeen kuwo dawlada taagta daran...

Agaasime Ilkacase Oo Shahaado Sharaf Kharash Badani Kaga Baxay Lagu Maamuusay

Agaasimaha wasaarada shaqada iyo arimaha qoyska Md, Maxamed Cilmi (Ilkacase) ayaay wararku sheegayaan inuu lacag dhawr kun oo doolarka maraykan ka ah...

Latest news