video

RW Ku Xigeen Mahdi Guleed Oo Balanqaaday Doorasho Hal Qof iyo Hal Cod ah...

Raiisal Wasaare ku xigeenka Somalia Mudane Mahdi M Guleed ayaa sheegay doorasho hal qof iyo hal cod ahi in ay ka...

Hogaamiyihii Dalka Cumaan Suldan Qaaboos oo Geeriyooday

Sida ay soo weriyeen saacado dhawayd warbaahinta dalka Cumaan, waxa shalay Jimcihihii shalay geeriyooday Suldaankii dalka Cumaan Suldaan Qaboos bin Saciid...

Trump oo Sheegay in uu xaq u lahaa Shahaadadda Nobelka ee Abiy Ahmed la...

Madaxweynaha dalka maraykanka Donald Trump oo la hadlaya taageerayaashiisa ayaa yidhi sheegay in isagu xaq u lahaa shahaadada Nobel Peace Prize...

China oo Taageertay Xubinnimada Djibouti ee Golaha Amaanka Qaramada Midoobay

Wasiir Arrimaha Dibadda dalka China Mr. Wáng Yì oo booqasho rasmi ah ku jooga Djibouti ayaa yidhi "Waxaanu dooneynaa in Djibouti...

Raiisel wasaaraha Itoobiya oo booqasho rasmi ah ku jooga Guinea ee Conakry

Raiisul Wasaaraha dalka Ethiopia Dr Abiy Axmed ayaa maanta booqday dekada Guinea Conakry. Dr Abiy Ahmed ayaa u jooga Guinea...

Taliyeyaasha Ciidamada Itoobiya iyo Qatar oo Ka Wada Hadlay Xidhiidhka Labada Dal

General Adem Mohammed, oo ah Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya, ayaa magaalada Doha kula kulmay Taliyaha Ciidamada Qalabka Sida...

Iiraan oo Gantaalo ku Weerartay Xeryo Military oo Maraykanku ku leeyahay Dalka Ciraaq

Dowladda Iran ayaa gantaalo kala duwan ku garaacday laba bartilmaameed oo militariga Mareykanka uu ku leeyahay Ciraaq iyaga oo aargudanaya go’aankii...

Latest news