Madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubbaland oo Booqasho ku Yimi Puntland

Madexwynaha maamul gobeleedka Somalia ee Puntland Mudane Siciid Cabdillahi Danni ayaa maanta magaalo madaxda gobolka ee Boosaaso ku soo dhaweeyay dhigiisa Madexwynha...
video

RW Ku Xigeen Mahdi Guleed Oo Balanqaaday Doorasho Hal Qof iyo Hal Cod ah...

Raiisal Wasaare ku xigeenka Somalia Mudane Mahdi M Guleed ayaa sheegay doorasho hal qof iyo hal cod ahi in ay ka...
video

Madaxweyne Muuse Biixi oo la Kulmay Wafti ka socda Dalka Ingiriiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kula kulmay Wafti uu hogaaminayo Safiirka dalka Ingiriiska u Fadhiya Somalia...
video

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Madaxweyne Muuse Biixi ku Eedeeyay Gacan Ka Hadal

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah Mudane Faysal Cali Waraabe oo waraysi siiyay BBC laanta Af Somaliga ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane...

Aragtida Shacbiga Reer Muqdisho' Dhaawaca Digfeer Yaalana Maan so Booqan Maydka Boqor Carbeed-na Waan...

Hargeisa:(Tukeraq) Shacab dhibsaday safarada dibedda ee madaxweyne Farmaajo ayaa si carro leh uga fal-celiyey qoraal lasoo dhigay barta facebook ee Villa Somalia,...

Nuxurka Kulankii Madaxweynaha Koonfur Africa iyo R/W Abiy

War murtiyeed uu soo saaray xafiiska Raiisal Wasaaraha dalka Ethiopia Ahmed Abiy ayaa ka warbixiyay nuxurkii wada hadal uu la yeeshay...
video

Talilyaha Ciidanka Booliska oo soo Bandhigay Qorshe Dib loogu habaynayo Booliska Somaliland

Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) oo magaalada Ceerigaabo ee magaalo madaxda Sanaag kormeer shaqo ku jooga...

Alshabaab oo Dilay Taliyihii Sirdoonka ee Degmada Qoryooley

Koox ka tirsan Argagixisada Alshabaab ayaa xaafadda Taleex ee degmada Hodon ku dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa Sirdoonka dowladda Federaalka...

Bangiga Aduunka Oo Hoos u dhigay Saadaasha Koboca Dhaqaalaha Ethiopia

Bangiga adduunka ayaa saadaaliyay saadaasha kobaca dhaqaale ee Itoobiya ee sanadka 2020 ilaa 6.3%, oo aad uga hooseeya saadaasha dowlada.

Alshabaab oo Markale Weeraray Magaalo ku Taala Woqooyiga Kenya

Kooxda argagisada ah ee Alshabaab ayaa weerar ku qaaday maanta saacadihii hore saldhiga Booliska ee tuulada Olla oo ku taala inta...

Latest news