Djibouti oo Ganafka ku Dhufatay Qaraar Maxkamadeed oo ay ku Guuleysatay DP World

Shirkadda DP World ayaa bisha 14keedii sheegtay inay ku guuleysatay go'aan kale oo dhexdhexaadin ah oo ka dhan ah Djibouti oo...

Maraykanka oo Djibouti siiyay Deeq Military

Mareykanka ayaa Jabuuti soo gaadhsiiyay shixnadii ugu horaysay ee caawimo balaadhan oo military ah oo lagu qiimeeyay 31 Million oo dollar.

Australia oo Sheegtay in toogan doono 10,000 oo neef oo Geel ah

In ka badan 10,000 oo neef oo geel ah ayaa beri Arbacada lagu toogan doonaa dalka Australia ee abaaraha iyo dabku...

Somaliland oo Daafadeysay Isbahaysiga Badda Cas "Somaliland waa dal madaxbanaan umana ergeysan doonto xuduudkeeda...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay isbahaysiga Badda Cas ee shalay lagaga dhawaaqay dalka Boqortooyada Sucuudiga.

Wasiirka Horumarinta Biyaha oo Wiilkiisa Xil u magacaabay

Wasiirka cusub ee Horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo dhawaan Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka soo badalay wasaaradda Warfaafinta iyo...

Boqorka Sucuudiga oo la Kulmay Wadamada Xadka la leh Badda Cas

Boqorka Dalka Sucuuda Salman bin Cabdilcasiis Al Sucuud ayaa ku qaabilay magaalada Riyadh maanta oo Isniin ah wasiirrada Arrimaha Dibedda...

Safaaradda Maraykanka ee Baqdaad oo Gantaalo lala beegsaday

Lix gantaal oo nooca loo yaqaano Katyusha ayaa ku dhacay Baqdaad, oo ay ku jiraan seddex ka mid ah ku dhaceen...

Khasaare ka Dhashay Weerar ay AlShabaab ku Qaaday Saldhiga Ciidanka Maraykanka ee Manda Bay,...

Kooxda Argagisada ah ee Al-Shabaab ayaa Axadii weerartay xero militari oo ku taal Kenya oo ay isticmalaan ciidamada Mareykanka iyo kuwa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka oo Difaacay Dilkii Janaral Qassem Soleimani

Wasiirka Arrimaha Dibada ee dalka Maraykanka Mike Pompeo ayaa axadii difaacay go'aanka Madaxweyne Donald Trump ee ku aadan in la dilo...

Isbahaysiga Ururada Mucaaridka Somaliyaoo Dhaliilay Sirdoonka Somaliya

War murtiyeed ay soo saareen isbahaysiga ururada mucaaridka ah ee Somaliya ee lagu magacaabo Madasha Xisbiyada Qaran ayaa dhaliil xoogan usoo...

Latest news