Djibouti oo Ganafka ku Dhufatay Qaraar Maxkamadeed oo ay ku Guuleysatay DP World

Shirkadda DP World ayaa bisha 14keedii sheegtay inay ku guuleysatay go'aan kale oo dhexdhexaadin ah oo ka dhan ah Djibouti oo...

Maraykanka oo Djibouti siiyay Deeq Military

Mareykanka ayaa Jabuuti soo gaadhsiiyay shixnadii ugu horaysay ee caawimo balaadhan oo military ah oo lagu qiimeeyay 31 Million oo dollar.

Latest news